Jen Yuusuf Indha Cadde oo ka hadlay guri uu ku lahaa Muqdisho oo la qarxiyey.[Dhagayso]

February 14, 2014 - Written by Editor

Indha-CaddeMuqdisho:-Jen Yuusuf  Maxamed Siyaad (Indhacade) oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa uu warbaahinta kula hadlay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir isagoo ka hadlay guri uu leeyahay oo lagu qarxiyey magaalada Muqdisho waxaan uu ku goodiyey in si deg deg ah uu uga jawaabi doono.

Yuusuf Maxamed Siyaad(Indhacade) ayaa sheegay  in xubnaha Al-shabaab oo ay qabtaan dowladda Federaalka Soomaaliya lagu sii daayo laaluush  marka la geeyo xabsiga balse isagu uusan wax xabsi ah geyn doonin qof ka mid ah Al-shabaab haddii uu qabto.

Yuusuf  Maxamed Siyaad ( Indhacade) ayaa yiri ” Ilaahay baan ku dhaartaye haddii qof Al-shabaab  ah aan qabto in aan Maxkamada geyn dooni waadna ogtihiin arrinkaas oo waa is naqaan , Yuusuf Maxamed siyaad Indha Cadde ayaa sheegay in gurigiisa uu si dhaqso ah uu u soo degi doono uuna garanayo guryahay ay magaalada Muqdisho ku leeyihiin masuuliyiin ka tirsan Al-shabaab sidda Cali Maxamuud Raage Cali Dheere , Khaliif Cadalle iyo Xuseen Cabdulle Xalane oo uu sheegay in uu u yahay adeer.”

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee uu Muqdisho ku qabtay  Yuusuf  Maxamed Siyaad ( Indhacade)

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online