Ka qeyb qaado dhismaha mac-hadka Imaamu Nawaawi ee degmada Cabudwaaq (Daawo)
February 6, 2014 - Written by EditorCabudwaaq:-Mac-hadka Imaamu Nawaawi, wuxuu ku yaallaa degmada Cabudwaaq, ee gobolka Galgaduud, waxaana weli ku socda dhisme u baahan in laga wada qeyb qaato, maadaama lagu baranayo diinta Islaamka.
Mac-hadkan, ayaa waxaa madax ka ah Dr. Cabdiwahaab, waxaana culimado doonayaan in mac-hadka dhismihiisa la dhammeystiro. Culimada ayaa dadka Soomaaliyeed ee kheyrka jecel waxay ka codsanayaan in gacan laga geysto dhismaha mac-hadka, iyadoo ardada lagu barayo diinta Islaamk.
no images were found
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Mac-hadka Imaamu Nawaawi ee degmada Cabudwaaq ee gobalka Galgaduud
Yaasiin Cabdi Axmed
Halgan.net