Madaxweynaha Maamulka Juba Sh Axmed Madoobe oo soo dhameystiray Maamulka Juba
February 20, 2014 - Written by EditorKismaayo:-Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta soo dhameytisay maamulka Juba waxaana uu wareegto ku magacaabay 10 wasiir ku xigeeno iyo hal wasiiru dowle waxaana uu sidoo kale si rasmi ah uu ugu magacaabay Afhayeenka Maamulka Juba Cabdinaasir Seeraar Maax.
Nuqul ka mid ah wareegtada ayaa waxaa ay soo gaartay Halgan.net waxaana ay u qorneyd sidan. no images were found
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Juba ayaa waxaa sidoo kale uu magacaabay gudoomiyaasha gobolada Jubada Hoose,Jubada dhexe iyo gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo 3 kuxigeeno.
Nuqul ka mid ah Wareegtada uu ku magaacabay Madaxweynaha Maamulka Juba gudoomiyaasha gobolada
no images were found
Cabdi Yare
Kismaayo