Madaxweynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali (Gaas) buunadada Suna-jii.[Dhagayso]

February 18, 2014 - Written by Editor

13Garoowe:- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) qaar ka mid ah Golahiisa wasiirada iyo Saraakiil ka tirsan madaxtooyadda ayaa saaka socdaal ku tegay degmada Dangorayo oo ka tirsan Gobalka Nugaal iyagoo u jeedka socdaal kooda uu ahaa in ay  dhagax dhigaan Buundadii dhowaan ku burburay roobabkii watay dabaylaha iyo duufaanta ee ku dhuftay degaan ka tirsan Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigay buunadada Midi-gara ee ku taal tuulada Suna-jiif ee gobolka Nugaal , Madaxweyne Gaas ayaa waxaa kale oo ka qayb galay muwaacino ka timi dowladda Turkiga oo lasoo gaarsiiyay qoysaskii ku cayroobay roobabkii iyo dabaylihii ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ay muhiim tahay bulshadu iyo dowladda oo wada jira  ah ay iskugu tashtaan oo aysan wax ka sugin umado kale.

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ugu baaqay shacabka reer Puntland
in ay ka shaqeeyaan nabadgelayada  si wada jir ahna looga hortago kooxaha doonaya in ay khalkhalka geliyaan degaanada Puntland isagoo si gaar ah ugu baaqay ciidanka Puntland in howsha loo igmada ay ka soo baxaan

Hoos ka Dhagayso hadalka Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online