Nadwadii ka socotay Ceerigaabo oo la soo gabagabeeyey (Masawiro)

February 5, 2014 - Written by Editor

dsc01327Ceerigaabo:-Nadwadii magaalada ceerigaabo oo soo gabagabootay Waxaa habeenkii xalay ee bishu ahayd 3/02/2014 lagu soo gaba gabeeyey masaajidka wayn ee masjid jaamica magaalada ceerigaabo ee g/sanaag nadwo ka socotay mudo sideed cisho ah , waxaa nadwada soo khatimay Sh. Axmed Cabdisamad oo ku soo khatimay muxaadaro cinwaakeedu yahay dacwada alle.

Waxaa uu sheekhu allaha xafidee uu ku balbalaadhiyey dacwada iyo sida ay qof kasta oo muslin ah ugu waajibtay in uu uga qayb qaato taas oo macnaheedu tahay in qof kastaa uu ka qayb qaato dacwada alle sw.

Guntii iyo gabgabadii ayaa Fataawa culimada loo waydiiyey si talantaali ah uga jawaabay Sheekh Cismaan Cali Xusen iyo Sheekh Cabdi Naasir Xaji Axmed kuwaas oo ka qanciyeyy bulshada arimo madmadow kaga jiray.

no images were found

Waxaa halkaasi isna kalimado dardaaran ah ka soo jeediyey Caaqil Cismaan iyo waliba imaamka Masjida Sheekh Cabdiraxmaan.
Nadwadan oo in muddo ah ka socotay magaalada ceerigaabo ayaa waxa ka mid ahaa mawaadiicda ay ka koobnaydee looga hadlay.

1-وتعاونوا على البروالتقوى ولا تعاونوا على الإثم
2-ولا تفسدوا في الأرض بعد إصلاحها
3-العلم وفضله وآدبه واحترام أهله
4-تعريف أهل السنة والجاحة إلى منهجهم
5-آثارالمعاصي في الفرد والمجتمع
6-نصائح ذهبية للشباب الأمة
7-القبلية وآثاره السيء في المجتمع
8-منزلة الإتباع في الدين

Musasat Al-Karam
Ceerigaabo
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online