Nadwo looga hadlayo Xalaqaadka cilmiga diiniga ah oo lagu qabtay Laascaanood.[Masawiro]

February 15, 2014 - Written by Editor

DSC01629Laascaanood:Waxaa xalay labadii maalmood ee la soo dhaafay ka bilawday Masjidka Jaamica Laascaanood Nadwo ballaadhan oo ay ka qayb gelayaan culimo waaweyn oo ka timid Soomaaliya gobolladiisa kale duwan Nadwadaan ayaa ku saabsan arrimo taabanaya bulshada oo loo baahan yahay in laga daaweeyo.

Muxaadaradii ugu horeysay ayaa kahadlaysay (salaada iyo ahmiyadeeda )iyada oo ay ka qayb galeen Sh. Maxamed ‘shukri ‘ jibriil Xassan iyo Sh.Bashiir Axmed Salaad, caawa ayaa laga hadlay lana faah-faahiyey saddex mawduuc oo kal ah :-

1- Qabyaalada iyo dhibaatooyinka ay ku hayso bulshada Soomaaliyeed.

2-Tahriibka.

3-Qaadka iyo dhibaatooyinkiisa.

no images were found

Culimada ayaa la qaatay kulamo qaybaha kala duwan ee bulshada sidda Culimada, Ardaydda , Ganacsatada iwm , iyaga oo welina wada kulamadaasi. Culimada ayaa kawaday maalmahan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kulan looga arinsanayo xalaqaadka cilmiga ah ee Soomaaliya iyo sidii loo tayeyn lahaa , kulamada culimada iyo towjiihaadkooda ayaan dib idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaah.

Halgan.net
Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online