Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Muslimiinta ku nool Denmark

February 20, 2014 - Written by Editor

BaaqaDenmark:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa dhamaan Muslimiinta ku nool dalka Denmark in ay ka qeyb qaataan saxiixa kacdoon ay muslimiinta ku nool dalka Denmark ku diidan yihiin sharci cusub oo ay soo rogtay wasaarada cadaalada ee dalkaas kaas oo lagu joojiyey qaabkii waafaqsanaa shareecada Islaamka oo ay muslimiinta u qowracan jireen xoolaha.

Waxaa mar labaad laga codsanayaa dhamaan muslimiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Denmark in ay saxiixaan kacdoon lagu diidan yahay sharciga cusub oo ay wasaarada Cadaalada dalka Denmark ay ku soo rogtay qaabka loo gowraco xoolaha .

Waxaad gashaan Linkska Hoose ka dibna ku qoran Magacaaga iyo Emailkaaga ka dibna ku dhufo meesha ay ku taal Skriv under her oo macnaheeda yahay Saxiix

Walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Denmarka fadlan ka qeyb qaata saxiixa si aynaan caruurteena iyo anigaba u cunin xoolo bakhti ah oo xaaraan ah.
Fadlan Halkan gal oo saxiix adoo mahadsan inshalaah ajar badan baad ka heli doontaa hadii diidmada sharcigan uu guuleysto

Wixii Faahfahin ah waxaad la xiriiri kartaa Dhamaan Maraakizta iyo Masaajida Muslimiinta ee dalka Denmark.

Halgan.net
Abdifitax Aden

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online