Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud
(February 13, 2014)
Guriceel:-Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhawaan ku biiray ciidanka AMISOM ayaa xalay gaaray degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Gal-guduud waxaana ay xarumo ka sameysteen gudaha degmada iyo duleedkeeda
Said Mansuur oo mar kale lagu xiray magaalada Copenhagen ee dalka Danmark
(February 13, 2014)
Copenhagen:-Said Mansuur oo ka soo jeeda dalka Marooko ayaa waxaa lagu xiray Danmark gaar ahaan magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Danmark ka dib markii lagu eedeeyey in Sociale Media uu lahaa ee
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo balanqaaday dib u dhiska iyo howlgelinta Machadka diblomaasiyadda.[Masawiro] .
(February 13, 2014)
Mogadishu, February 12, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta  waxa ay booq
Barnaamij la yiraahdo [[ Fataawaa ]] oo ka bixi doona Somsat Tv (Daawo)
(February 12, 2014)
London:-Allaah SWT baa ay kaligii u sugnaatay mahadnaq iyo abaal loo celiyo, naxariis iyo Nabadgalyo ha gaadho Abal Qaasim, Maxammed Ibnu Cabdillaah CSW isaga iyo intii ku raacday wanaaga iyo dariiqa
Madaxwenaha DFS oo beeniyey in uu xanuunsan yahay wareysina siiyey Radio Muqdisho (Dhageyso)
(February 12, 2014)
Turkiya:-Madaxeynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliya iyaga oo sheegay in Madaxweynaha DFS uu xanuunsan yahay oo uu aad u liito Madax
ONLF oo sheegtay in xubno ka tirsan ururkooda laga dhiibay gobolka Gal-gaduud.[Dhagayso]
(February 12, 2014)
Guriceel:-Afhayeenka Jabhadda ONLF, C/qaadir Xasan Hir-mooge ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay in ciidamo ka tirsan ONLF ay isku dhiibeen ciidanka Itoobiya, Afhayeenka ayaa sheegay in ay ka war heleen
Culimada Muassasada Tawxiid ee magaalada Kampala oo socdaal ku tagay xerada qoxootiga ee Nakafaali (Masawiro)
(February 12, 2014)
Kampala:-Culimada Muassasada Tawxiid ee magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha kampala ayaa socdaal dacwadeed ku gaadhay xerada qoxootiga Nakafaali iyadoo ay culimadu ay lixdii biloodba ay ku gaad
Ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya oo soo gaaray Degmada Guriceel.
(February 12, 2014)
Guriceel:-Wararka aan saaka ka helayno Degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya oo ay dhawaan ciidamadoodu ay ku biireen ciidamada Midowga Afrika ee AMIS
Kulan looga hadlayo amniga oo ka dhacay magaalada Garoowe[Masawiro]
(February 11, 2014)
Garoowe:-Wasiirka amniga dowladda Puntland Xassan Maxamuud Aloore ayaa waxaa uu ka qayb galay shir ay iskugu yimaadeen maamulka gobolka Nugaal, taliyaasha ciidanka Nabadoono , Cuqaal, dhalin yaro, haw
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFS oo la kulmay Mas’uuliyiinta ka tirsan Hey’adaha QM (Masawiro)
(February 11, 2014)
Mogadishu:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wafdi ka socda hey’adaha qaramada midoobey oo uu hogaaminayay Kuxi

« Previous PageNext Page »