
(February 26, 2014)
Garoowe:-Shir dib loogu eegayo horumarinta waxbarashada Puntland ayaa maanta waxaa uu ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland .Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka waxbarashada

(February 26, 2014)
Gaalkacyo:-Taliska Qaybta Booliska Gal-Mudug Maxamed Nuur Cali oo saaka la hadlay saxaafadada ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey labo nin oo dhalinyaro ah oo xalay weerar hubaysan ku qaaday Makhaayar Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo beeniyay inuu leeyahay Account Facebook ah
(February 26, 2014)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu iska fogeeyey lahaanshaha barta Facebook ee ku furan magaciisa " A Al-Shabaab,Towxiidka, Shareecada iyo Muslimiinta. W/Q: Maxamed Nuur Shire
(February 26, 2014)
Horudhac:-Towxiidka waa kalmadda furaha u ah Islaamnimada, macnaheeduna waa, in cid xaq lagu caabudo ayan jirin Illaaha weyn maahee, qeybta kalena waa, in Nabi Muxamad loo qiro inuu yahay rasuulkiisa. Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo tegay Jigjiga Waraysi gaar ahna siiyey VOA.[Dhagayso]
(February 25, 2014)
Addis:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas oo maalmahan booqasho ku joogay dalka Ethiopia ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka soomalida ee Ethiopia. Madaxweynaha Puntlan

(February 25, 2014)
Gaalkacyo:-Koox hubeysan oo wajiga soo duubtay ayaa waxaa ay rasaas huwiyeen caawa dad rayid ah oo ku sugnaa Makhaayada ku taal xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Weerar

(February 25, 2014)
Bismilaahi Raxmaani Raxiim,Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu. Mar kale, waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo eh

(February 25, 2014)
Garoowe:-Muuqaal taariikheed (Documentary) kan wuxuu ka hadlayaa dowrkii dacwada Soomaaliya uu ku lahaa Allaha u naxariistee Sheekh Cabdul qaadir Nuur Faarax oo ahaa caalim si wayn looga yaqaanay gees

(February 25, 2014)
Suuriya:-Hogaamiyaha Jabhadda Nusra ee Suuriya Maxamed Jowlaani ayaa waxaa uu markii ugu horaysay uu ka hadlay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Sheekh. Abu Khaled Al-Suuri isagoo ka sheekeeyey

(February 25, 2014)
Talaado 25 February, Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa Dibulimaasiyiin ka socday safaarada Maraykanka ee dal
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|