Sh.Zahraan Caluushi الشيخ زهران علوش oo ka hadlay xaalada dalka Suuriya[Daawo]

February 28, 2014 - Written by Editor

زهران علوشSuuriya:-Masuulka Ciidanka ee Jabhadda Islaamiga ah ee dalka Suuriya Sh. Zahraan Caluushi ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada murugsan ee Suuriya iyo shirqooladda lagu doonayo in lagu bur buriyo xoogga Islaamiyiinta ah ee dagaalka kula jira dowladda Suuriya ee Madaxweynaha uu ka yahay Xaafid Al-assad oo taageero ka hella dowladda Iran iyo kooxaha shiicada ah.

Sh. Zahraan Caluushi الشيخ زهران علوش ayaa waxaa uu ka hadlay shirqoolada , dilalka iyo weliba mukhaalafaadka sharciga ah ee ay ku dhaceen kooxda Jabhadda Islaamiga iyo Shaam ama loo yaqaan (Daacish) isagoo ugu baaqay in ay u soo laabtaan dadkooda aqbalaan in lagu kala baxo Shareecadda Islaamka.

Sh.Zahraan Caluushi الشيخ زهران علوش ayaa waxaa sidoo kale oo uu ka waramay in kooxda Jabhadda Islaamiga iyo Shaam (Daacish) ay dhabarka ka toog teen xoogaggii islaamiyiinta ee dagaalka kula jiray dowlladda Suuriya ka dib markii ay dil iyo gaalaysiin ay ku xukumeen Mujaahidiinta iyo shacabka Suuriya.

Hoos ka Dhagayso Sh Zahraan Caluushi الشيخ زهران علوش oo ka Warbixinaya Xaaladda dalka Suuriya

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online