Sh.Umal maalinta Jaceylku waxaa xus gaalo mana banaana in loo dabaal dego[Daawo]

February 14, 2014 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khubo jimcihii uu ka jeediyey Masjidka 6 street waxaa uu uga hadlay wax loogu yeero maalinta Jacaylka oo dad badan oo muslimiin ah ay ku fitnaysan yihiin gaar ahaan dhalinyarada.

Sheekh.Umal ayaa aad ugu tirtirsiiyey dadkii dhagaysanayey khudbada Jimcaha maanta in ay ka fogaadaan dhaqamada xunxun ee laga soo guuriyey reer galbeedka oo ah wax ka soo horjeeda diinta Islaamka , Shiikh Umal ayaa waxaa uu soo arooriyey Aayado iyo Axaadiis Nabigeena Muxamed Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaateen laga soo wariyey oo sheegay in aakhiru samaanka ay soo bixi doonaa kuwa raaca jidkii ay raaceen gaaladu ka dibna halaagsami doona.

Dhaqanka ah in la xuso maalmo ama maalinta Jacaylka ayaa ah dhaqan khilaafsan diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida waan dhaqan naga soo galay dhinac reer galbeedka loona baahan yahay in laga fogaado.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimc ee maanta uu Sh.Maxamed Cabdi Umal uu ka jeediyey masjidka 6 Street

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online