Sheikh C/naasir Xaaji Axmed oo Muxaadaro Labaad ka jeediyey magaalada Ceerigaabo(Masawiro)

February 1, 2014 - Written by Editor

DSC01099Ceerigaabo:-Sheikh C/naasir  Xaaji Axmed  oo  ka  tirsan  wafdiga  culimada  ee ku sugan  magaalada  ceerigaabo  ee  gobolka  Sanaag ayaa muxaadaradii labaad ka jeediyey Degmada Ceerigaabo Ciwaanka  muxaadarada ayaa ahaa timaamaha  adoomaha  raxmaanka(صفات عباد الرحمن)

Boqolaal  ka  tirsan  dad waynaha ku  dhaqan magaalada  oo  soo buux dhaafshay  fagaaraha  ku  yaal  badhtamaha  magaalada  Ceerigaabo  ayaa  ka  faa,iidaysatay  maxaadarada.Sheekha  ayaa  aad  u  faahfaahiyey  sifaadka  laga  rabo  adoonka  wanaagsan

Sheekha  iyo   wafdiga  culimada  ah  ayaa  in  muddo ah  waxay  safar  dacwadeed  oo  kala duwan waxay  ku marayeen  meelo  ka  tirsan gobolada Bari ee  soomaaliland.

Culimada  hadda  ku  sugan  magaalada  Ceerigaabo  ee xarunta g/sanaag ayaa  waxay  ka  wadaan  wacyigalin  ay  u jeedinayaan  dhamaan  mujatamaca  qaybihiisa  kala  duwan sida  :  ganacsatada  , dad waynaha, ciidamada , ardayda jaamacadaha,macaliminta  iyo  ardayda madaarista qur,aanka

no images were found

Safarkan  oo  ay ka  qayb  qaadanaayaan  in  ka  badan  15 sheekh  ayaa  waxa  soo  abaabulay mu,asasada  al-karam  ee  dacwada  iyo  horumarka  .

Mu,asasada  Al-karam 
Ceerigaabo

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online