Waxgaradka beelaha Digil iyo Mirifle oo baaq u diray Madaxweynaha Puntland

February 10, 2014 - Written by Editor

Rw-GaasGaroowe:-Waxgaradka beelaha Digil iyo Mirifle, ee degan Puntland, ayaa la kulmay madax weynaha dowladda Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.Qeybaha kala duwan ee bulshada beelaha Digil iyo Mirifle ayaa magaalada Garoowe waxay kula kulmeen madaxweynaha dhawaan la doortay ee Puntland, iyagoona kala hadlay waxyaabaha ay tabanayaan.

Odayaasha, ayaa sheegay iney yihiin bulsho degan Puntland, isla markaasna ay u baahan yihiin iney helaan xuquuqda muwaadinka reer Puntland, iyagoona ku ammaanay madaxweynaha Puntland inuu yahay nin dabacsan, maadaama sida ay sheegeen uu yahay madaxweynihii ugu horreeyey ee ay la kulmaan.

Hoos ka Daawo Waxgaradka beelaha Digil iyo Mirifle, ee deggen Puntland oo la kulmay Madaxweyne Gaas

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online