Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
(March 24, 2014)
Hiiraan:-Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraanl, ayaa maanta u gacan gashay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee kaabaya ee dhawaan ku biiray AMISOM. Wararka ka imaanaya gobolka H

(March 24, 2014)
Boorame:-Waxaa habeenkii ay ku beegannay 19-05-1435 oo u dhigan ta 20-03-2014 lagu soo gaba gabawda Masjidka Harawa ee magaalada Boorame Nadwo cilmiyeed dini ah oo ay soo diyaariyeen Ururka dhalinyara

(March 24, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa aqalka madaxtooyda Bosaaso ku qaabilay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bar, kuwa

(March 24, 2014)
Madina:-Sh Dr. Bashir Ahmed Salad oo safar dacwo ku gaaray dalka Sacuudiga gaar ahaan magaalada Mekkah ayaa waxaa uga qayb galay shir ay iskugu yimaadeen culimo fara badan oo caalamka ka kala yimid wa

(March 24, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in galabta lagu dilay gudaha magaalada Ugaas Maxamed Xuseen Hafoow oo ah Ugaaska Beesha Cawramale w

(March 24, 2014)
Hargeysa:-Shirweynihii 1aad ee Mu,asasatu Al-Karam ayaa waxaa lagu soo afmeeray magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land waxaana ka soo qayb galay culimo, ducaad ,salaadiin,oqoon yahano, iyo mart

(March 24, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo lagu soo bandhigayay Miisaaniyad sanadeedka 2014-2015, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul

(March 24, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku si Odayaal gaaraya ilaa 7 oo shalay lagu dilay duleedka degmada Buurhakaba
(March 24, 2014)
Baydhabo:-Waxaa shalay koox hubeysan ay ku dileen duleedka degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ilaa 7 odayaal dhaqan oo ka yimid Baydhabo una socday magaalada Muqdisho Kooxda dishay odayaashaan ayaa wax Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey falkii lagu laayay odayaasha dhaqanka
(March 24, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyey falkii foosha xumaa ee lagu laayay odayaasha dhaqanka kuwaasoo lagu dilay naw
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|