
(April 18, 2015)
Borama:-Culimo uu hogaaminaayo Sh Dr c/risaaq Takar ayaa booqosho dacwadeed ku tegay magaalada Boorama taas oo ay kulan wayn la yeesheen dhamaan ardayda wax ka dhigata Machadka halkaas oo uu ku soo dh

(April 18, 2015)
Addis:-Wejiga koowaad ee shirka Madaxda afrika uga furmay Dalka Ethiopia ayaa soo dhammaaday goor dhaweyd , waxaana looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Amniga iyo horumarinta geeska Afrika. Madaxwey

(April 18, 2015)
Addis:-Magaalada Bahar-Daar ee Dalka Ethiopia ayaa goor dhaweyd waxaa si rasmi ah uga furmay shirka madaxda dalalka Afrika oo looga hadlayo qodobo la xiriira Amaanka Qaaradda Afrika oo lagu casumay Ma Madaxweynaha DFS oo ka galaya Shir Madaxeed dhinaca amniga Ee Urdun
(April 18, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed caalami ah

(April 18, 2015)
Garoowe:-Gudomiyaha Baarlamanka Dowladda Puntland Siciid Xasan Shire Ayaa Ka tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Aadan Xaaji Xuseen (Aadan Yare) Oo saaka Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho. Gudomiyaha Baa

(April 18, 2015)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo saaka la hadlayay SBC,ayaa Faah faahin ka bixiyay weerar xalay lagu qaaday Saldhigga Baalade ee magaalada Boosaaso ee xarun

(April 18, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin C/llaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-4-2015 aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay w

(April 18, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii hore ee maanta kullan kula qaatay dalka Ethiopia Madaxweynaha jaamacadda shaqaalaha Rayidka ah ee dalka Ethiopia Dr, Haile-M
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|