
(April 29, 2015)
Afgooye:-Wararka ka imaanaya Degaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Nabad Sugidda ee DFS ay howlgalo baahsan ka fuliyeen xalay ilaa saaka Degaa

(April 29, 2015)
Garoowe:-Waxaa dhawaan soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ilaa labo wafdi oo ay kala hogaaminayaan madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe iyo Madax

(April 29, 2015)
Waxaa dhab marag ma doonta ah in uu qaadku ku hayo dhibaato caafimaad iyo mid dhaqan dhaqaale umada soomaaliyeed, waxaa muuqata in ruugista iyo ka ganacsiga qaadku ay sii kordheysay labaatankii sano e

(April 29, 2015)
Garoowe:-Waxaa saaka Magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland laga sugayaa in ay soo gaaraan labo wafdi oo ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoo

(April 29, 2015)
Nigeria:-Warbaahinta dalka Nigeria ayaa shaaciyey in ciidanka Militariga dalka Nigeria ay soo badbaadiyeen in kabadan293 haween kuwaas oo ay afduub u heysteen kooxda Boko Haram Waqooyiga bari da

(April 28, 2015)
Laascaanood:-Munaasabada lagu xusayey sanad guuradii todobaad ee ka soo wareegtay xilligii la aasaasay Machadka Caafimaadka ee magaalada Laascaanood ayaa maanta waxaa lagu qabtay xarunta Machadka Caaf

(April 28, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia Xasan Sh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Garowe ayaa waxaa la hadlay saxaafada wuxuuna ka warbixiyey ujeeda socdaalkiisa wuxuuna ka hadlay arimo ka

(April 28, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu ku began tahay 28-4-2015 si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo M

(April 28, 2015)
Kismaayo:-Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka J/land ayaa maanta waxay doorteen gudoomiyaha baarlamaanka J/land iyo labadiisa ku-xigeen waxaana isku soo sharaxay oo ku tartamay 4 Musharax oo kala ah

(April 28, 2015)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegay in qarax lala beegsaday gaari uu lahaa madaxa hay’adda Nordic international Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanc
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|