Wasiirka waxbarshada Puntland Abshir Yuusuf Ciise oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC.[Daawo]
(March 4, 2016)
Garoowe:-Wasiirka waxbarashadda dowladda Puntland Abshir Yuusuf Ciise oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda yo Tv-ga SBC martina ku ahaa Barnaamijka kulanka SBC ayaa wax laga wiidiiyey arrimo ku saabsan
Khudbadii Jimce ee Masjidka al hudaa ee magaalada Helsinki.[Daawo]
(March 4, 2016)
Helsinki:-Waxaa maanta Khudbada Jimcaha ka soo jeediyay Masjidka al hudaa ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland Sheekh. Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaai Yuusuf waxaan uu sheekhu uga hadlay khu
Halkee marayaa dhismaha Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe[Video]
(March 4, 2016)
Garoowe:-Dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa ka socota shaqo xooggan waxaan shaqada ugu badan ku socotaa halka diyaaradu ku orado ee Run-way-ga waxaan shaqadu
Warmurtiyeed: Ka soo baxay shirkii golaha Xukuumadda Dawladda Puntland
(March 3, 2016)
Garoowe:-Shirkii gobolaha Xukuumadda Dawladda Puntland ayaa waxaa looga hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Xaalada gobalka Gardafuul,Xaaalada aminiga Puntland,iyo xaalada abaaraha .[nggallery
Xasan Xanafi Xaaji oo dil Toogasho Lagu Xukumay.[Dhagayso]
(March 3, 2016)
Muqdisho:-Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku xukuntay eedeysane Xasan Xanafi Xaaji. Xasan Xanafi, ayaa xafiiska xeer ilaalinta uu
Sh.Caa’id Qarni الشيخ عائض القرني oo ka hadlay isku daygii dilka ee uu ka badbaaday.[Masawiro/Video]
(March 3, 2016)
Sh.Caa'id Qarni ( الشيخ عائض القرني) oo ka mid ah culimada dalka Sacuudiga si weyna looga yaqaano dunida Islaamka ayaa maalin ka hor ka badbaaday isku day dil ka dib markii uu ka soo ba
Ciidanka Badda Puntland oo qabatay doomo sharci darro ah [Video/Masawiro]
(March 2, 2016)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidanka Badda Puntland ay soo qabteen doomo nooca kalluumeysiga, kuwaasoo si sharci darro ah uga kaluume
Ka qayb qaado dhismaha Jidka Lafa-Goroyo ee Gobolka Gardafuu.[Video/Masawiro]
(March 2, 2016)
Boosaaso:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyaadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisa in ay ka qayb qaataan horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Gobolka Gardafu ee gobolka Bari oo
Madaxweynaha DFS oo soo dhoweeyay go’aankii Golaha Wasiirada ee amniga Muqdisho
(March 2, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada e
Dagaal ka socda magaalada dhuusamareeb ee Gobolka Gal-gaduud
(March 2, 2016)
Dhuusamareeb:-Wararka naga soo gaaraya magaalada dhuusamareeb ee Gobolka Gal-gaduud ayaa in xalay ilaa saaa waxaa a socda dagaal u dhexeeya ciidamada maamulka gobollada dhexe ee Suufiyada iyo Sarkaal

« Previous PageNext Page »