Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo Kampala Ka Furay Kulan Howleedka Diyaarinta Qorshayaasha
(March 29, 2016)
Kampala:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si rasmi ah uga furay maanta kul Sh Fu’aad Xaaji Nuur oo VOA uga waramay gurmad ay gaarsiiyeen Bariga Sanaag [Dhagayso]
(March 28, 2016)
Meelo badan oo Soomaaliya ah, ayaa waxaa kasoo yeeraya qaylo-dhaan la xiriirta abaaro ba’an oo ku habsaday dadka iyo duunyada, waxaana socda dadaallo gurmad lagu gaarsiinayo meelaha sida xun ay abaa

(March 28, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubaysan ay ku dileen nin ganacsade ah magaalada Muqdisho xili uu ku sugnaa Masjid dhexdiis. Allaha u naxariistee ganacsadaha Guutada 2aad ee Ciidanka Puntland oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe.[Masawiro]
(March 28, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland guutada Labaad ee Ciidanka Puntland waxaana ciidanka hogaaminayey Col. Jimcaale Jaamac kuwaas ka sifeeyey

(March 28, 2016)
Garoowe:-Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-March-2016 waxaa uu Garoowe ka dhagax dhigay dhismaha cusub ee ICT, kaas oo lagu soo kordhin doono Wasaaradda Warfaa

(March 27, 2016)
Garoowe:-Sh Maxamuud Xaji Yuusuf ahna Gudoomiyaha jaamacadda bariga Afrika faracaeed Garoowe kana mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Garoowe ayaa waxaa wax laga wiidiiyey dagaaladii u d Madaxweynaha Jubbland oo hambalyo u diray ciidanka Puntland (Daawo)
(March 27, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka Gobeleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyay Al -Shabaab inay caruur aad yar yar ka afduubeen deegaano ka tirsan Jubbooyinka. Madaxweynaha Maamulka Gob

(March 27, 2016)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa dawladda Talyaaniga iyo Urur Gobolleedka IGAD uga mahadceliyey taageerada ay la gar

(March 27, 2016)
Galdogob:-Galabnimadii khamiista oo ku beegnayd 24/3/2016 ayaa ku dhowaad 130 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho waxay imtixaameen kitaabkii koowaad ee mashruuca barakaysan ee xifdulmutuun. kaas oo

(March 27, 2016)
Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 27-March -2016 waxaa uu garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee duleedka Garoowe kusoo dhoweeyey Wafti Ba
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|