Xildhibaan Maxamed Cali Daahiy oo lagu dhaawacay magaalada Muqdisho
(April 5, 2016)
Muqdisho:-Waxaa maanta lagu weeraray  degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho Xildhibaan ka tirsan golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo ka badbaday weerar la doonayo in l
Jubaland oo soo dhaweysay heshiiska Garoowe ku dhexmaray DFS iyo Puntland
(April 5, 2016)
[nggallery id=1522] A/cawaale Halgan.net
Siyaasi Cali Xaaji oo waraysi gaar ah uu siiyey Golaha 88 kaga hadlay hishiiska Puntland iyo DFS.[Dhagayso]
(April 5, 2016)
Nairobi:-Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntland 2014 ayaa si adag uga horyimid heshiiska Garowe ku dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Puntland. Heshiiskaas oo ku sal
Jen Cadde Muuse: Waan soo dhawaynayaa hishiiska Garowe (Dhageyso)
(April 4, 2016)
Madaxwaynihii hore ee Puntland Maxamuud Muusu Xirsi Cadde Muusu oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa soo dhaweeyay Hishiiska dhexmaray Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana uu ku
Dr.Eenow: Hoggaaimaya Caqli gaab-ka ah wuxuu dadkiisa u hayaamiyaa meel isagu uu doonayo.[Dhagayso]
(April 4, 2016)
Stockholm:-Wasiirkii hore ee caafimaadka dowladda Puntland Dr Saadiq Eenow oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxaa uu ku til maamay hishiiskii xalay ku dhexmaray wafdiga Dowladda Federaalka
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Heshiiska Dowladda Puntland & DFS xalay dhexmaray.[Daawo]
(April 4, 2016)
Garoowe:-Waa Barnaamijka gaar ah oo ku saabsan Heshiiska Dowladda Puntland & Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xalay ku wada gaareen magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Hishiiskaan ayaa waxaa D
Madaxweynaha DFS oo soo dhoweeyay heshiiskii ay gaareen DFS iyo Puntland
(April 4, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay magaalada Garowe ku kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda
Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlay qolyaha madax jabiska ee dilalka ka fuliya Puntland.[Dhagayso]
(April 4, 2016)
Gaalkacyo:- Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah waxgaradka gobolka Mudug oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha nabadgelyada isagoo xusay in ay jiraan dad abaabul
Ra’iisul wasaaare Sharmaake “Heshiiska Garowe waa mid xal Soomaaliyeed lagu gaarayo
(April 4, 2016)
Garowe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa soo dhaweeyey heshiiskii caawa lagu saxiixay magaalada Garoowe, wuxuna ku dheeraaday si
Madaxweyne Dr.Gaas oo sagootiyey wafdigii uu hoggaaminayey Dr.Tedros Adhanom.[Masawiro]
(April 4, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04-Apr-2016 kusii sagootiyey garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee duleedka magaalada Garoowe Wasiirka Arrimaha Dibadd

« Previous PageNext Page »