Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida 2 Sarkaal oo howlgal ku dhintay.
(August 9, 2020)
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu tiiraanyada geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland Ma
Taliyaha Ciidanka gaarka ah ee Madaxtooyada PL oo ku dhintay howl gal ka dhacay Gaalkacyo
(August 9, 2020)
Gaalkacyo:-Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntland G/lle Sare Col- Osman Cumar Mohamed Faahiye ayaa ku dhintay rasaas gaadmo ah oo ay koox dablay khamristayaal ah ay ka soo rideen guryo ku dhow xarun
Taliska ciidanka Gobolka Mudug oo burburiyey xarun Khamri
(August 9, 2020)
Gaalkacyo:-Waxaa ciidamada Amniga Puntland , PSF, (PMP BIRMADKA ) iyo Booliska ay howlgal culus ay habeemina ka fuliyeen Operation lagu guuleystey xerada Kabista magaalada Gaalkacyo halkaas oo gabi a
Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
(August 8, 2020)
Muqdisho:-Ugu yaraan in ka badan 10 qof oo 8 ka mid ah askar yihiin ayaa ku dhintay qarax ismiidaami ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa kale oo ku dhaawacmay 20 qof oo kale.Qaraxa ayaa wuxuu ah
Gudoomiyaha Baarlamaan ka Gal-Mudug oo gudi magacaabay
(August 7, 2020)
Dhuusamareeb:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Gal-Mudug Maxamed Nuur Gacal ayaa waxaa uu magacaabay guddi soo diyaariya Kalafadhiga labaad ee Golaha Wakiilada Gal-Mudug oo dhowaan la filayo in uu furmi doo
Madaxweynaha Dowladda PL oo tegay deegaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug
(August 7, 2020)
Cagaaran:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug. [ngg src="galleries" ids="33
Madaxweynaha PL oo lagu soo dhaweeyey degmada Buursaalax ee Gobolka Mudug.
(August 7, 2020)
Buursaalax:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka qeybgalay, Xaflad soodhoweyn ah oo loogu sameeyay degmada Buursaalax ee Gobolka Mudug. Qeybaha kala duwan ee Bulsh
Hooyo Soomaaliyeed oo laga qaatay canugii sideedaad
(August 6, 2020)
Sweden:-Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden oo horey looga qaatey toddoba caruur ah oo ay dhashay ayaa shaley laga qaatay canugii sideedaad, saacado un kadib markii ay dhashey. Hooyo Faadumo
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida ganacsade Maxamed Haaji Jaamac (Qaarey)
(August 6, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladda Puntland-ba ayaa ka tacsiyeeyey geeriga Alle ha u naxariistee
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo codsaday in la baaro been abuur u sameeyey Gudoonka Baarlamaanka
(August 6, 2020)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya,Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxaa uu soo saaray warsaxaafadeed uu ka codsanayo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxame

« Previous PageNext Page »