Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada DFS oo ka warbixiyey shirka ka socda Dhuusamareeb.[Video]
February 3, 2021 - Written by EditorDhuusamareb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar galinta hannaanka doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda heshiiskii 17-ka Seebteembar ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
A/cawaale
Halgan.net
Leave a Reply
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|