Cabdi Xaashi: ‘Aqalka Sare tixgelin lama siin”[Dhagayso]

February 3, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shirka ka furmay magaalada Dhuusamareeb.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Aqalka Sare aan wax tixgelin ah aan laga siin shiirkaas, ayada oo Aqalkan markiii horeba loo dhisay inuu matalo maamul goboleedyada.

Cabdi Xaashi ayaa doonayey inuu shirkaas ka qeyb-galo si uu u matalo gobollada waqooyi, hase yeeshee codsi uu u diray madaxaweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaan laga soo jawaabin.

Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,067 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>