Ciidamada PMPF oo sugaya amniga weftiga Madaxweynaha Dowladda Puntland ee ku sugan Dhuusamareeb.[Masawiro]

February 3, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Ciidamada PMPF ee dowladda Puntland ayaa waxaa ay qayb kayihiin sugidda Amniga weftiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee ka qayb-galay shirka Dhuusamareeb. Ciidanka PMPF , PSF iyo kuwa Madaxtooyadda Puntland ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb waxaan ay ilaalinayaan goobaha gaarka ah ee ay ku sugan yihiin Madaxda kale dwuan ee la socda Madaxweynaha dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka wadatashiga arrimaha Doorashooyinka oo maanta ka furmay magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Galmudug.

Shirkan waxaa ka qeyb galaya madaxda Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah iyo maamulka Gobolka Banaadir iyadoo lagaga tashanayo sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan Doorashada.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,065 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>