Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Imaaraatka ka codsatay iney raali gelin ka bixiso warqadii kasoo baxday .

February 21, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey dalka Isu tagga Imaaraadka Carabt in ay u gafeen dowladnimada Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, ayaa sidoo kale sheegay in dalka Isu tagga Imaaraadka Carabt aysan aqoonsaneyn dowlad nimada Soomaaliya,isla markaasna dagaal iyo qalalaase ka socdaan dalka Soomaaliya,
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe ayaa ka codsaday dalka Isu tagga Imaaraadka Carabt in ay hadalkaas ay ka bixiyaan raali gelin buuxda.
Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,189 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>