Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo Beri ku soo wajahan Dhuusamareeb
February 1, 2021 - Written by EditorDhuusamareeb:-Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ku wargeliyay Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Qoorqoor inuu maalint berri imaan doonaan Dhuusamareeb isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, maadaama arrimaha laga hadlayo ay ka mid tahay khilaafaadka arrinta Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.
M_M_Deeq
Halgan.net