Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdimsamad Abwaan oo ku soo dhaweeyey Boosaaao Sh Mustafe Xaaji Ismail.[Masawiro]

February 4, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdimsamad Abwaan ayaa maanta Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka bari waxaa uu ku soo dhoweeyay Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun.Soo Dhoweynta shiikha Mustafe ayaa waxaa ka qeyb qaatay Maamulka Degmada Bosaaso, Saraakiisha laamaha Amaanka Gobolka Bari, culumada, Nabadoono, Waxgarad, Ganacsato, iyo Dhammaan qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada ganacsiga ee Bosaaso.

Dhinaca kale Bahda Golis Group ayaa waxaaa ay soo dhoweyn iyo qado sharaf u sameeyey wafdiga la socda Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil, Qaar ka mida Isimada Puntland iyo Culimada uu Hormuudka u yahay Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

257,026 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>