Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo ka horyimid Golaha Adeegga Garsoorka ee Dalka ee la magacaabay

February 14, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoonka Aqalka Sare ee BFS ayaa soo saaray go’aan ku aaddan Xeer Madaxwayne Lr. 357, laguna soo saaray todoba xubnood oo kamid ah Golaha Adeegga Garsoorka ee Dalka, xeerkaas madaxwayne wuxuu si toos ah u jabinayaa Qodobo si cad ugu qeexan Dastuurka KMG ah iyo Sharciga dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka ee Dalka oo soo baxay 08/07/2014.

Haddaba, Xeer Madaxwayne Lr. 357 oo soo baxay 30/12/2020 malahan wax raad sharci ah oo ay xubnaha ku magacaabani si sharci ah ugu howlgeli karaan.

Twitter: – @AqalkaSare
Website:- www.senate.gov.so
Email:- Media@senate.gov.so

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,102 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>