Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan

February 16, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan isaga oo ku hadlaaya magaca gudoonka iyo Dhammaan mudanayaasha golaha Shacabka ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid.

Alle ha u Naxariistee Sheekh Nuur Baaruud “Gurxan” Oo Kamid Ahaa Culimada SoomaliyeedMarxuumka Oo Kamid ahaa Culumaa’udiinka Soomaliyeed Islamarkaan Kaalin Weyn Kaga Soo Qeybqaatay Fidinta Dacwada Islaamka Wacyigelinta Iyo Buraarujinta Shacabka Soomaliyeed

Guddomiyaha Ayaa Dhamman Umnadda Muslimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaliyeed Uga Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Marxuumka Innaa lillaahi wa innaa illeyhi Raajicuun.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,065 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>