Hoobiyeyaal lagu ganay magaalada Dhuusamareeb [Dhagayso]

February 2, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in habeenkii xalay magaalada hoobiyeyaal lagu weeraray. Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in 4 qof ay ku dhaawacmeen weerarkaas saqdii dhexe ee xalay magaalada lagu qaaday.

Magaalada waxaa ku sugan madaxda dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada, oo halkaas uu shir uga furmayo.

Haddaba wararka hoobiyeyaasha iyo sida ay u saameeyeen shirarkii magaalada ka socday ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay wariyaha VOA-da ee gobolada dhexe, Cabdiwaaxid Macallin Isaaq oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,066 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>