Jubaland oo 5 qodob ku xirtay ka qayb galka shirka wadatashiga Qaran ee doorashooyinka

February 21, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Dowlad Jubaland ayaa war-muriyeed iyo baaq kasoo saartay xaaladda dalka iyo doorashooyinka. warsaxaafadeedka ka so baxay Dowladda Jubaland ayaa lagu sheegay in Jubaland ay si mug weyn u fahansantahay muhiimada ay leedahay in dalka ay ka qab soonto Doorasho loo dhan yahay, isla markana ku salaysan hufnaan, xor iyo xalaalna ah.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,188 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>