Madaxweynaha Hirshabeelle oo xariga ka jaray Tv-ga Hirshabeelle.[Video]

February 17, 2021 - Written by Editor

Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray Tv-ga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kadib munaasabad ka dhacday xarunta Cusub ee Television-ka.

Munaasabada xariga looga jarayay Tv-ga Madaxweynaha waxaa ku wehliyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, Gudoomiye Ku Xigeenkiisa 2aad Mudane Mahad Xasan Cusmaan waxaana sidoo kale ka qeybgalay Wasiiro Xildhibaano Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Qaar kamid ah Bulshada Bulshada Caasimada.

Madaxweynaha ayaa soo indha indheeyay Xafiisyada iyo Iyo qeybaha kala duwan ee uu Tv-ga ka kooban yahay.

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,065 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>