Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle

February 17, 2021 - Written by Editor

Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ugu Magacaabay Mudane Dr Maxamed Maxamuud Cabdulle ( Maxamed Dheere )

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,066 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>