Madaxweynaha Jubaland ka hadlay fashilka ku yimid shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb.[Video]

February 6, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareb:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo saxaafadda kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa uu ka warbixiyay sababaha is faham looga gaari wayay Shirka Dhuusomareeb 4 isagoo xusay in masuuliyada fashilka ku yimid shirka uu leeyahay Madaxweyne Farmaajo.

Waxaa Madaxweynahu uu xusay in Madaxweynaha uu si jufanimo iyo reernimo ah isku xijinayo Gobolka Gedo oo uu doonayo in uu dalkii uu xukumay ku badasho Gobol iyo hal Degmo oo kaliya.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,102 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>