Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]

February 2, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa saaka Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo.

Socdaalka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Ahmed Madoobe ayaa la xiriira ka qayb galka shir ay ku baaqeen isaga iyo dhigiisa Puntland waxaan arrinkaas la qaatay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulada kale si xal looga gaaro khilaafka ka aloosan doorashada

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,067 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>