Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo wax laga wiidiiyey dib u dhac ku yimid shirkii Muqdisho.[Dhagayso]

February 20, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamed Sayid Aadam oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBc-da laanteeda afka Soomaaliya ayaa wax laga wiidiiyey sabab dib u dhac ku keentay shirkii wadatashi Qaran oo Madaxweyne Farmaajo ku baaqay oo la filayey in uu ka dhaco magaalada Muqdisho e caasimada dalka soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamed Sayid Aadam ayaa sheegay in Jubaland ay diyaar u tahay in la qabto shir wadatashi Qaran oo loo dhan yahay laguna qabo Muqdisho horayn ay ugu baaqeen bale xaaladaha ka jira magaalada Muqdisho ay eegayaan maadaam qalalaaso siyaasadeed uu ka jiro maalmahaan.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamed Sayid Aadam ayaa taci u diray dhamaan dadkii ay wax ka soo gaareen Banaanbixii la doonayey in uu ka dhaco Daljirka Dahsoon shalay oo ay jooiyeen ciidamada dowladda Federaalka Sooomaaliya.

Hoos ka Dhagayso waraysiga ee BBc-da la yeelatay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamed Sayid Aadam

A/cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online