Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay Banaanbax Nabadeed.[Video]

February 14, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta ayaa saaka ku yeeshay shir magaalada Muqdisho waxaan ay ku baaqeen Bannaanbax Nabadeed oo ka dhacaya Muqdisho maalinta Jimacaha kaasi oo lagu dalbanayo inay dalka Soomaaliya ay ka dhaco doorasho.

Kulanka Midowga musharaxiinta ayaa ku soo beegmay xili saaka Ra’iisul wasaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku dhawaaqa guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Hoos ka Daawo shirka jaraa’id ee Midowga musharaxiinta ay ku qabteen magaalada Muqdisho

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online