Sh Mustafe Xaaji Ismail oo muxaadaro loogu magac daray (الابتلاء وحكمته)ka jeedinaya caawa Masjidka Rowda ee Boosaaso.[Masawiro/Video]

February 4, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Sh.Mustafe xaaji ismaaciil oo maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa isla caawa uu muxaadaro cinwaankeedu yahay (الابتلاء وحكمته), muxaadarada ayaa waxaa ay ka dhacaysaa masjidka weyn ee Rowda ee magaalada Boosaaso waxaan ka soo qayb galay dadweyne aad u fara badan.

Hoos ka Daawo myxaaradii Sh Mustafe Xaaji Ismail ee loogu magac daray (الابتلاء وحكمته)ka jeedinaya caawa Masjidka Rowda ee Boosaaso

no images were found

Hoos ka Daawo Muxaadaradii الابتلاء وحكمته ee uu Sh Mustafe Xaaji Ismail ka jeediyey masjidka Al-rawda ee Boosaaso.

M_M_Deeq
Boosaso

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online