Wasaarada Diinta iyo Awqaafta S/land Shaqaalaysiiyey Maxamed Ahmed oo Kutub dayacan ka aruuriyey Goobaha Qashinka ah.[Masawiro]

February 23, 2021 - Written by Editor

Hargeysa:-Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta ayaa si rasmi ah u shaqaalaysiisay Maxamed Axmed Faarax oo dhawaan la baahiyey muuqaal ku saabsan isaga oo Kutub dayacan ka ururinaya goobaha qashin qubka ah.

Wasiirka Diinta Iyo Awaaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland, Aadan Cabdilaahi Cabdala ayaa si wada jir ah ugu maamuusay Maxamed Axmed Faarax kitaabka quraanka kariimka ah, Shahaado sharaf, hadiyad iyo in si rasmi ah uu uga mid noqday shaqaalaha Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland maanta laga bilaabo.

—DHAMAAD—-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,218 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>