Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo dhisaysa Golayaal deegaan

February 28, 2021 - Written by Editor

Gaoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa waxaa ay Shaacisay Diyaarinta dhismaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka ee kala ah Godobjiraan, Xingalool, Jariiban, Towfiiq iyo Boocame.

Sidaa darteed, waxaa lagu wargelinayaa masuuliyiinta warqaddaani sida tooska ah ugu socoto iyo kuwa ogeysiinta ku lehba in ay u diyaar garoobaan, soona xulaan xubnaha Golaha deegaanka ee Degmooyinka hoos ku xusan.

Hoos ka Akhriso Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo dhisaysa Golayaal deegaan

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online