Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha Cidamada Booliska Puntland
(November 1, 2021)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 1-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntl
Xildhibaano ka mid noqonaya Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu doortay
(November 1, 2021)
Muqdisho:-Doorashada xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Muqdisho, ayada oo la doortay laba kursi oo ka mid ah kuwa kasoo galaya gobollada waqooyi (Somalilan