Golaha Midowga Musharaxiinta oo qaadacay Doorashada dalka ka socota.
(November 30, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shirar maalmaha uga socday magaalada Muqdisho waxaana ay warsaxaafadeedkooda ku sheegeen in aysan raali ka ahayn qeybna ka ah
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo la kulmay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland Guy Griffin.[Masawiro]
(November 30, 2021)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa Aqalka Wakiillada ku qaabi
Madaxweynaha JFS iyo amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.[Masawiro]
(November 30, 2021)
Qatar:-Madaxweyne Farmaajo oo safar ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani. - Sida lagu sheegey warkan ka soo baxay Villa Somalia