Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray dhammaan Sanatarrada loo doortay Aqalka sare
(November 13, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiy
Madaxweynaha Galmudug oo shir Gudoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug.
(November 13, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo galabta ku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada a
Madaxweynaha Puntland oo daahfuray Guddiga sare ee warbaahinta Puntland.[Masawiro]
(November 13, 2021)
Garoowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland oo maanta shaqo billaabay. Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Guddiga