Taliyaha Booliska Gobolka Bari oo ka warbixiyey howl gal lagu qabtay dhalinyaro amni daro ka waday Boosaaso [Video]
(November 6, 2021)
Boosaaso:-Laamaha Amniga Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa dhalinyaro ku u soo qab qabtay dhaca Mobilada, oo Muddooyinkii La soo dhaafay Cabasho Wayn ka Imaanaysay dadwaynaha xaafadaha B
Gudoomiyaha cusub ee Degmada Kismaayo oo xilka la wareegay.[Masawiro]
(November 6, 2021)
Kismaayo:-Gudoomiyaha cusub ee Degmadda Kismaayo ahna Duqa magaalada Gen Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumar Faraweyne) ayaa munaasab maanta ka dhacday xarunta Degmadda Kismaayo si buuxda kula wareegay
Beesha Caalamka oo war ka soo saaray dib u dhaca ku yimid Doorashada Somaaliya
(November 6, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada Soomaaliya. Inkastoo billowga dhowaan la billaabay doorashada Golaha Shacabka ay ah