Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasimaha Hay’adda PSF ee ciidanka Dowladda Puntland.
(November 24, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44 ee November 24, 2021 kuna Saabsan Magacaabid Agaasime Hay’adda PSF ee Ciidanka Dowladda
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Taliye xigeennada qeybaha Booliska ee Gobollada Nugaal iyo Bari
(November 24, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee November 24, 2021 kuna saabsan magacaabid taliye xigeennada qeybaha Booliska ee Goboll