Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF)oo ku amray musharaxiinta Gobollada Waqooyi in aysan wajigooda qarsan karin
(November 22, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) waxay ku war galinayaan Musharixiinta ku tartamaya kuraasta Gobollada Waqooyi Somaliland in aan la aqbali doonin in musharax ku jira
Madaxweynaha dowladda Puntland oo xerada Xorgoble ee Qardho Tababar ciidan ugu soo xiray dufcadii 4-aad ee ciidanka Booliska. [Masawiro/Video]
(November 22, 2021)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa maanta tababar usoo xiray dufcadii 4-aad oo Ciidamo Boolis ah kuwaasi oo muddo Lix bilood ah
Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo dhaariyay xilalka
(November 22, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda FS Mudane Cabdisaciid Muuse Cali iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Pekos ayaa Mun