Ra’iiusl wasaare XFS oo shir gudoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka.
(November 12, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka. Kulanka oo diiradda lagu saaray dardarga