Wasiirka warfaafinta XFS Cusmaan Dubbe oo ka tacsiyeey dilka agaasimihh Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika.[Video]
(November 20, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta XFS Cusmaan Dubbe ayaa ka tacsiyeeyey geerida Allaha u naxariistee Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Cabdicasiis Afrika) oo caawa lagu dilay qarax
Wareysi ay VOA la Yeelatay Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Xilka laga Qaaday.[Dhagayso]
(November 20, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaaciyay in uu xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibedda Maxamed Cabdirisaaq, isagoo isla xilkaasi u magacaabay Cabdisiciid
Ra’iisul wasaare Rooble oo xilka ka qaaday wasiirka arrimaha dibada JFS
(November 20, 2021)
Muqdisho:-Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, Halk
Agaasimihii Radio Muqdisho oo qarax lagu dilay iyo Agaasimihii TV-ga qaranka oo ku dhaawacmayy qaraxa.
(November 20, 2021)
Muqdisho:-Allaha u naxariisto agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed  oo ku magac dheeraa  Cabdi Casiis Afrika, ayaa lagu dilay qarax ka  dhacay magaalada Muqdisho.
Khudbadii Jimcaha “Kitaabka iyo Sunnaha waa in loo laabto 2” Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad
(November 20, 2021)
Muqdisho:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Jazeera waxaana Khudbada jeediyey Sh Bashiir Axmed Salaad waxaana uu Sheekhu ka hadlay وجوب الرجوع عند ا