Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka ee Dowladda Puntland.
(November 29, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee November 29, 2021 kuna Saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka ee Dowla
Raisulwaare Rooble oo ka hadlay Cabashooyinka ka soo yeeray Doorashada socota
(November 29, 2021)
Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadku waxay leeyihiin waajibaad shaqo oo ay tahay in ay si hufan uga soo dhalaalaan. Waxa ugu weyn ee shacabka Soom
Madaxweynaha Jubaland oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika
(November 29, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira, iyo masuuliyiin kale oo ka socotay howglalka AM
Madaxweynaha JFS oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar
(November 29, 2021)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goo
Ciidanka Booliska ee Gobolka Cayn oo lagu dhaweeyay magaalada Buuhoodle.[Video]
(November 29, 2021)
Buuhoodle:-Masuuliyiin ka Tirsan Golayaasha Dawladda Puntland oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ee Gobolka Cayn ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodlle. Waftiga oo ay kamid yi