Madaxweynaha Galmudug oo saaray liiska xubnihii ka dhimanaa Musharixiinta u tartami doona golaha aqalka sare ee BFS
(November 9, 2021)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Gal-Mudug Ahmed Abdi Kaarie ayaa caawa soo saaray liiska xubnaha Musharixiinta u tartami doona golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , Xubnaha Liiska mus