Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo bogaadiyey bilaabashada doorashad golaha shacabka
(November 2, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen bogaadiyay bilaabashada Doorashada Gollaha Shacabka oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 1- Nofember-2021 la
Taliyihii Booliska Puntland muxuu ka yiri xilka laga qaaday
(November 2, 2021)
Garoowe:-Ugu horeyn waxaan halkan uga hambalyeynayaa S/Guuto Maxamed Cali Xaashi oo loo magacaabay taliyaha ciidanka booliska Puntland, waxaan u rajaynayaa in Alle ku asturo kuna guuleeyo masuuliyadd